Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax is-miidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay agagaarka isgoyska Sayidka, sida ay innoo sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhashay qaraxaasi, waxaana haatan socda gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeeladu soo gaartay.

Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale goobta gaaray, kuwaas oo xiray meesha ay wax ka dhaceen.

Faah faahinta kala soco:radioshabelle.com

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this