Deeq A. Posted February 12, 2021 Alla naxariistii haka waraabiyee waxaa geeriyoodey Suldaanka Guud ee Waqooyi Galbeed Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir. Suldaanka oo ahaa Nin Da’ ah ayaa maanta ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland, waxaa tacsi loo dirayaa Qoyskii uu ka geeriyoodey Marxuumku, waxaa sidoo sidii kale loo tacsiyeynayaa Isimada Somaliland iyo Shacabka. Puntlandi.com Hargeysa The post Suldaankii Guud ee Soomaaliland oo Hargeysa ku geeriyooday appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites