Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxamed Iid Dhimbiil Oo Ka Mid Ahaa Aasaasayaashii Xisbiga KULMIYE Oo Uu Ka Mid Ahaa 20 Sanno Oo Shaaciyey Inuu Ku Biiray Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxamed Iid Dhimbiil oo ka mid ahaa aasaasayaashii Xisbiga Kulmiye, ayaa shaaciyey inuu ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ka dib muddo 20 sanno ku dhow oo uu ahaa Kulmiye.

 Maxamed Iid Dhimbiil, ayaa waxa qaabilay Guddoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kuna soo dhaweeyey Xisbigaasi.

Mr. Dhimbiil ayaa soo noqday Af-hayeenkii u horreeyey ee Xisbiga Kulmiye iyo sidoo kale Guddoomiyihii Xisbiga ee Gobolka Maroodi Jeex.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this