Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadweynaha Cabasho Xooggan Ka Muujiyay Shirkadda Laydhka Ee Somper

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dadweynaha degmada Axmed Macalin Haarun, ayaa cabasho ka muujiyay shirkadda laydhka ee Somper, waaxdeeda xaafadaasi.

Dadku waxaa ay sheegeen in dhib weyn ay ku qabaan qiiqa mushiinada ka baxaya, iyo guuxa aan habeen iyo maalin damin.

Halkan ka daawo faahfaahinta cabashada dadkan danyarta ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this