Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtida Somaliland oo Go’aan ka gaadhey Doorashooyinka isku-sidkan ee Wakiilada & Barlamaanka+Waqtigay Cayimeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Guurtida Somaliland oo Go’aan ka gaadhey Doorashooyinka Wakiilada & Barlamaanka+Waqtigay Cayimeen

 

guurtida.jpg

 

 

Golaha Guurtida Somaliland ayaa Go’aan ka gaadhay Dalab ama Codsi uu u soo gudbiyey Madaxweyne Muuse Biixi,waxayna isku raaceen in Doorashada Isku sidkan ee Golaha Wakiilada & Guurtida la qabto Mudadii ay isku raaceen Axsaabta Qaranka & Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ku beegan 31/05/2021

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this