Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweeyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo

Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga Madaxweeyne Farmaajo  garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

Farmaajo ayaa magaalada dhuusa mareeb kaga qeeyb galaya Shirka wada tashiga madaxda dowladda federalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada oo ka furmaya saacadaha soo aadan magaaladaas.

Shirka Dhuusamareeb 4 ayaa lagu wada in uu halkaas uga furmo Madaxweeyna Farmaajo iyo madaxda dowlad gobaleedyada , kaas oo looga arin san doono sidii xal looga gaari lahaa khilaafka iyo tabashooyinka arimaha doorashooyinka .

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sii qul qulaya wafuud kala duwan, iyadoo saacadaha soo socda la filayo in ay gaaraan madaxda kale ee dowlad gobaleedyada dalka.

144716944_3684330074937327_6829444386344 145330453_3684330001604001_6405453445407 145364150_3684329631604038_6736731346170 145613755_3684329554937379_7251806656476 145613755_3684329554937379_7251806656476 145625095_3684329391604062_9128238843759 145659804_3684330251603976_8888610378262 j.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this