Sign in to follow this  
Saxardiid

Is this courageous decision or St****d move to combat long held norm?

Recommended Posts

Gogol Fariisigii ugu Horreeyey ee Dhex Maray Beelahii la Hayb Sooci Jirey iyo Lee1kase.

C/Raxman Shiikh "Abu Turaabi" oo Ka Run Sheegay Ballan Qaadkiisii, iyo Gabdhihii oo Laga Guddoomey

 

lks1.jpg

C/Raxman Shiikh "Abu Turaabi"

 

Kulan aad u qiimo badnaa oo caawa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee katirsan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa C/Raxmaan "Abu Turaabi" uu si rasmi ah ugu bixiyey labadii gabdhood ee uu Bishii December 29keedii, 2003 ku ballan qaaday kulan diineedkii saddexaad ee Soomaalida Woqooyiga Ameerika. Kulankaas hore waxa uu ka yiri "Magacayga waxaa la yiraahdaa CabdiRaxman Shiikh, waxaan ahay Qabiilka ********, waxaana go'aansaday oo aan ballan qaadayaa in aan saddexdayda gabdhood laba kamid ah siiyo cidda lagu tuhmayo nasab dhimanka, iyo in saddexdayda wiil labo kamid ahna aan u guurinayo gabdho ciddaas ka dhashay, Ballan ayaana ku qaadayaa in haddii Allah carruur kale i siiyo in aan wax ka siinayo ciddaas la yaso".

click here for full artical

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

This wadaad did something honourable and should be applauded, however long as it was unintentional, wuxuu bixiye gabdhihiis oo yar yar oo caruur eh oo waxba ka war qabin.

 

Ciyaalkaaga xoola ma'aha at least intee ka qaangaarayaan in uu u sugo aa fiicneed. Mise dhaqankeena suuban si walba ha ahaadee uu wadaa oo waagii ciyaalka la bixin jiray, laakiin wadaadadda dhaqaankeena ma isku fiicneen ee siduu yahay camalkiis ma ogi.

 

Ar Ilaahey ha u fududeeyo. Ciyaal yar yar Mareykan ku korayaan Ilaahaa og see noqon doonaan.

________________

 

Macsalaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Salaan...

wuxuu bixiye gabdhihiis oo yar yar oo caruur eh oo waxba ka war qabin.

sxb have similar enxiety about whole business because it deals with gabdho yar yar. this issue is very difficult for grown ups and its non starter for gabdho yar yar so Allow sahal amuuraha. this kind of actions may create run aways and Waris type women. i would be very happy if the dad took the initiative and marry woman from the those tribes discriminated by somalis' ignorant culture.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this