Deeq A. Posted January 31, 2021 Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filaya in uu kulan deg deg ah yeesho, iyadoo kulanka uu qeyb ka yahay Madaxweynaha dalka. Waxaa maanta kulan degdeg ah isugu imaanaya baarlamaanka federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacaya UNICEF ayaa lagu wadaa in looga hadlo arrimo ay ka mid yihiin xaaladda dalka iyo shirka Dhuusamareeb. Sida lagu sheegay qoraal loo diray Xildhibaannada, waxaa laga yaabaa inuu kasoo qeyb galo Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Wixii faahfaahin kala soco Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites