Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro — Wakiilka QM Janes Swan oo Kismaayo gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada .idoobay James Swan iyo Wafdi Beesha Caalamka ka socda ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo halkaasoo ay kula kulmi doonaan Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Kuxigeenadiisa.

Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden ayaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Wafdiga James Swan hogaaminayo.

Goordhow ayaa Madaxtooyada Jubbaland waxaa ka bilaabanaya Kulan dhexmari doona Jubbaland iyo Beesha Caalamka.

Beesha Caalamku waxay bil ka hor soo fara galiyeen Soyaasada Gudaha Dalka kadib markii Xukuumada Federaalku awoodinwaysay inay Xaliyaan Khilaafyada Hortaagan Fooradhada.

Hoos ka daawo Sawirada soo dhaweynta James Swan

A46F236A-A558-4BB3-8B2B-B667C433BD7E-751 913BBD65-7DD5-401A-894C-BE4E15A3D6CD-751 ACD59FD2-3CB2-4176-803A-F1A21EAA64FF-751 80119A8C-03C0-44EA-A019-9266238C5F91-751 6F9FAD4C-25A7-48A1-AEBF-E7374428248B-751 C07299A5-7586-4A15-9898-617701A4497C-751 E36A4A0F-FA55-42A8-9331-24996C15D89F.jpe 46C597DD-AC52-4E99-BA78-0048501312FE.jpe

The post Sawiro — Wakiilka QM Janes Swan oo Kismaayo gaaray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this