Deeq A. Posted January 31, 2021 Muqdisho (Caasimada Online) – Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay waddada aadda garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaasi oo laga maqlay qeyb badan oo magaalada ka mid ah. Qaraxa ayaa lagu warramayaa inuu ka dhacay meel u dhow hotelka Afrik, oo ay ku taallo bar laga kantoroolo baabnuurta aadeysa dhanka garoonka diyaaradaha. Waxaa qaraxa xigay rasaas xooggan. Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah. Share this post Link to post Share on other sites