Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking News : – Wakiilada Beesha Caalamka oo M/weyne Farmaajo u sheegay in uu 36 Sacadood ku aqbalo kulankii ay soo jeediyeen Puntland iyo Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar Diplomasi oo ka soo baxay kulankii maanta xarunta Villa Somaliya ku dhexmaray Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho ayaa tibaaxay in M/weyne Farmaajo loo sheegay in mudo 36 sacadood gudahooda uu kaga qeyb galo kulankii ay dalbeen Madaxda Maamul Gobleedada Jubbaland iyo Puntland ee xalka loogu raadinaayo arimaha cakiran ee doorashooyinka Dalka.

Madaxada Somaalida ee u horeeyo Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu xantaa in ay u nugul yihiin oo dhagahoodu kaliya ay maqalaan cadaadisk Beesha Caalamka.

Halkan ka firii fariinta Beesha Caalamka ee kulankii maanta.

  • Screenshot_20210130-170550_Facebook-318x

The post Breaking News : – Wakiilada Beesha Caalamka oo M/weyne Farmaajo u sheegay in uu 36 Sacadood ku aqbalo kulankii ay soo jeediyeen Puntland iyo Jubbaland appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this