Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Itoobiya oo guryo loo dhisayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaramada Midoobay  ayaa sheegtay in guryo ka wanaagsan hoyga ay hada ku jiraan loo dhisayo qaar ka mid ah qaxootiga Soomaaiyeed ee ku jira xerada Melkadida ee dalka Itoobiya .

Hay’adda UNHCR xafiiskeeda Itoobiya ayaa sheegtay in talaabadan ay tahay mid muhiim ah oo caawin doonta qaxootiga oo dhibaato dhanka hoyga ah ay heysay.

Tirakoobkii ugu danbeeyay  oo ay hay’adda qaxootiga adduunka UNHCR soo saarto ayaa lagu sheegay in dadka qaxootiga ee Soomaaliyeed  ay gaarayaan in ka badan 34,000.

PUNTLAND POST

The post Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Itoobiya oo guryo loo dhisayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this