Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO : – M/weyne Farmaajo oo maanta qaaday laba talaabo oo muujinaaya inuu diidan yahay in Dalku Doorasho aado

Recommended Posts

Deeq A.   

Talaabooyinka maanta uu qaaday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marada ka feyday damaciisa ah in aanu diyaar u aheyn in Dalkan ay ka dhacaan dorashooyin xor oo xalaal, taas badalkeedana uu Madaxweynu qorsheeynaayo shirqoolo siyaasadeed oo uu rabo inuu xukun Dalka xoog ku sii haysto, kuwaas oo Dalka iyo Dadka Somaaliyeed u horseedi doonta colaad sokeeye iyo burbur hor leh.

Halkan ka daawo faalada ku saabsan diidmada Madaxweyne Farmaajo ee dorashooyin Dalka ka dhaca :

The post DAAWO : – M/weyne Farmaajo oo maanta qaaday laba talaabo oo muujinaaya inuu diidan yahay in Dalku Doorasho aado appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this