Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo soo dhaweysay natiijadii Baaritaanka IGAD ee Khilaafka Xukuumada Farmaajo iyo Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii Golaha Xukuumada Jubbaland ayaa looga hadlay Qodobo dhowra oo ay kamid yihiin Dagaalkii Baladxaawo, Doorashada Dalka iyo Warbixintii ay kasoo Diyaariyeen Gudiga IGAD u xilsaartay Eedeyntii ay Fowlada Soomaaliya ku eedeysay Kenya inay faragalin ku hayso Soomaaliya.

Jubbaland waxay taageertay Warbixinta Gudiga IGAD soo bandhigeen oo ay ku sheegeen mid aan cidna u xaglin kuna fadhida dhexdhexaadnimo.

Waxay kaloo Jubbaland ka raali galiyeen Madaxweynaha iyo Dhacabka Jabuuti Hadaladii Eedeynta ahaa ee kasoo yeeray Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Puntlandi.com Kismaayo

The post Jubbaland oo soo dhaweysay natiijadii Baaritaanka IGAD ee Khilaafka Xukuumada Farmaajo iyo Kenya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this