Sign in to follow this  
Deeq A.

C/raxmaan Cabdishakuur : – M/weyne Farmaajo Bombo ayuu soo tuuray waana Siyaasadii Ciyaala Faa Cali

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 Kursi oo heshiis lagu yahay Dastuurkana ku taal. Waxa maanta uu saxeexay ee ah 13 Kursi oo aan cadeyn sida loo qeybsanyaana waa Bombo.

Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeyey Madaxweyne Farmaajo in maanta oo irdihii ka soo xirmeen in uu sidii bambo u soo tuuro waa siyaasad ciyaal Faa Cali (qarshaa ii jabsan) ah.

  • Screenshot_20210128-165842_Facebook-355x

The post C/raxmaan Cabdishakuur : – M/weyne Farmaajo Bombo ayuu soo tuuray waana Siyaasadii Ciyaala Faa Cali appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this