Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay xarun cusub + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee  Puntland.

Dhismaha xaruntan dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta, ayaa qeyb ka ah qorshaha dowlad goboleedka  Puntland ee Tayeyn iyo Tiigsi, oo lagu horumarinayo xarumaha Hay’addaha dowladda si loo balaariyo adeegyada Bulshada loo hayo.

Munaasabadda ayaa waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta, Maamulka degmada Garoowe iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowlad goboleedka Puntland.

1-18.jpg 2-17.jpg 3-16.jpg 4-11.jpg 5-11.jpg 6-9.jpg 7-8.jpg 8-6.jpg 9-6.jpg 10-6.jpg 11-8.jpg

mada Garoowe iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowlad goboleedka Puntland.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this