Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo sharci darro ku tilmaamtay guddiyada Jubbaland & Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
 Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay magacaabista guddiyada doorashada ee Jubbaland & Puntland.

Qoraalkan oo la ogeysiiyey madaxweynaha & ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha aan lasoo gaarsiin liiska guddiyadaasi.

Sidoo kale wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in sifo baal-marsan sharciga loo maray magacaabista labadaas guddi ee doorashada ku metalayada Jubbaland & Puntland.

“Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisinta waxay mar kale ku celinaysaa in guddiyada ay shaaciyeen Madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ay yihiin kuwo baalmarsan hanaanka sharciga ah ee loo maro magacaabista guddiyada,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Halkan hoose ka aqriso:-

dwladda-1

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this