Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Puntland iyo Jubbaland oo Magacaabay Guddiyada Doorashada ee Heer Dowlad Goboleed

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ugu dambeyn soo magacaabay guddiyada doorashada ee heer dowlad goboleed oo muddo laga sugayay inay ku dhawaqaan waxaana magacaabiddaan ay dhabada u xaareysaa qabsoomidda doorashada dalka.

Guddiyada ay soo magacaabeen labadaan maamul ayaa ka kooban mid 8 xubnood waxaana arrintaan ay waddada u furtay shir ay isugu imaanayaan madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka ah dowladda dhexe

Halkaan ka akhriso liiska guddigga doorasha heer dowlad goboleed ee maamulka Puntland

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Halkaan ka akhriso liiska guddigga doorasha heer dowlad goboleed ee maamulka Jubbaland

1. 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐮𝐫𝐬𝐚𝐥
2. 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫
3. 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐍𝐮𝐮𝐫
4. 𝐒𝐚𝐦𝐬𝐚𝐦 𝐅𝐚𝐚𝐫𝐚𝐱 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫
5. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐮𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐚𝐛
6. 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦
7. 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝
8. 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢

Wali waxaa uu muran xooggan uu ka jiraa hannaanka doorashada dalka waxaana siyaasiyiinta murashaxiinta ah ay saluugsan yihiin habka ay doorashada u daadahineyso dowladda federaalka ah.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this