Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland & Puntland oo shaaciyey guddiyadooda doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa ku dhowaaqay guddiyadooda doorashada ee heer dowlad goboleed, kuwaas oo in muddo ah laga sugayey.

Guddiyada  la soo magacaabay ayaa ka kooban mid 8 xubnood oo labada dhinac ah, oo ah kuwa heer dowlad doboleed.

Liiska Guddiyada doorashada Jubbaland iyo Puntland oo kala ah:-

Guddiga Jubbaland

1- Siyaas Maxamed Mursal
2- Axmed Maxamuud Cumar
3- Axmed Cabdi Nuur
4- Zamzam Faarax Abuukar
5- Maxamed Cusmaan Gaab
6- Ibraahim Aadan Ibraahim
7- Axmed Yuusuf Maxamed
8- Abuukar Nuur Cabdi

Guddiga Puntland

1- Cabdikariim Muuse Maxamuud
2- Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3- Axmed Cabdi Maxamuud
4- Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5- Caydaruus Axmed Faarax
6- Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7-Farxiya Xuseen Maxamuud
8- Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Habka loo magacaabay guddiyadaas ayaa ah mid ka duwan habraaca sharciga ah ee lagu yaqaanay magacaabista  guddiyadda doorashada, balse tan waxaa lagu fasiray mid ay wali doonayaan inay kusii wadaan xarig jiidkii siyaasadeed ee ka  dhexeeyay ayaga iyo Farmaajo.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this