Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Soomaaliya & Qatar?

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax iyo wafdigiisa ku sugan magaalada Dooxa ee xarunta Qatar ayaa la kulmay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Qatar, Khalifa bin Jassim.

Wasiir Duraan iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Qatar Khalifa bin Jassim ayaa ka wada hadlay  iskaashiga wadajir ah ee  dhinacyada Shaqaalaha labada waddan, aqoon wadaaga iyo shaqo abuurka iyada oo loo marayo shirkadaha gaarka loo leeyahay.

Sidoo kale, Labada mas’uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar isaga kaashan lahaayeen dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarinta.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

142796032_3763953766961345_5482259012249 144033532_3763953926961329_2150037587752 144040302_3763953756961346_9210444280233

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this