Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Madaxweynaha Soo Socda 2021-2025? Yaa Isku Haysta? Yaase Ku Adkaan Doona?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waa Kuma Madaxweynaha Soo Socda 2021-2025?

Yaa Isku Haysta? Yaase Ku Adkaan Doona?

Waxaa Isku Haysta 3 Qolo: Qolada Fadhida Hadda Iyo Kuwo Raba Iney Ka Ritaan. Labaduba Wexey Wacad Ku Marayaan Iney Helayaan 99%. Sannad Iyo Badh Wexey Ku Hawllan Yihiin Sidii Ay Iyaga Ugu Badin Lahayd, Dadaal Iyo Xarga Xir Xir Uma Yara! Laakiin Mid Baa Ka Hoos Baxsan.

Qolada Saddexaad Waa (Shacabka) Soomaaliyeed, Oo Isaga Arrintu Ka Go’i Lahayd, Raggana Kala Saari Lahaa, Laakiin Hadda Aan Gacan Wax Badani Ugu Jirin.

Yaa Ku Adkaan Doona? Cilmul Qeybka Ma Ogi, Faalkana Ma Dhigo, Laakiin Waxbaan Akhriyaa, Xogna Waan Ururiyaa, Labadaa Hadaad Isu Geysana Waxbaa Kaaga Soo Bixi Kara, Sax Iyo Qaladna Waa Noqon Karaan.

W/Q Sheekh Maxamed Idris

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this