Deeq A. Posted January 26, 2021 Wasiirka Arimaha Gudaha dowlad gobaleedka Galmudug ayaa wareegta uu soo saaray ku magacaabay guddi ku meel gaar ah oo maamulada degmada Wisil ee gobalka Mudug. Guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa loo magacabay in ay si ku meel gaar ah u sii wadaan howsha maamulka degmda Wisil , inta guddi rasmi ah laga dooranayo . Hoos ka akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga Ku meel Gaarka ah ee Wisil Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites