Deeq A. Posted January 26, 2021 Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddigan oo ka kooban 13-xubnood oo ka mid ah bulshada degmadaasi. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites