Sign in to follow this  
Deeq A.

Warsaxaafadeed— Kenya oo walaac ka muujisay Dagaalka Baladxaawo

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlada Kenya ayay hoosta ka xariiqeen Walaaca ay ka qabaan Dagaalada soo noqnoqonaya ee magaala Xuduudeedka Baladxaawo.

Dowlada Kenya waxay Qoraalkooda ku sheegeen in Dagaalku uu dalbanayo Dadweynaha Soomaaliyeed oo barakacay, iyo culeys Qaxooti oo Kenya soo gaara.

Kenya waxay ku baaqdey Xabad joojin deg deg ah iyo in la xaliyo waxyaabaha Dagaalka soo celcelinaya.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka

710123CB-C84D-467F-8A4D-44721B556B82-528

The post Warsaxaafadeed— Kenya oo walaac ka muujisay Dagaalka Baladxaawo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this