Sign in to follow this  
Deeq A.

DUBAI: Shuruuc cusub oo lagu soo rogay Xafladaha & goobaha dadka isugu yimaadaan!

Recommended Posts

Deeq A.   

DUBAI: Shuruuc cusub oo lagu soo rogay Xafladaha & goobaha dadka isugu yimaadaan!

Dubai-xeebta2021-1200x636.jpg

Dubai’s Supreme Committee of Crisis and Disaster Management mandates a new decision limiting attendance of weddings, social events, and private parties to first-degree relatives totaling a maximum of 10 people only, whether at a hotel or at home, effective Wednesday 27 January. pic.twitter.com/Zks2K3wXa9

— Dubai Media Office (@DXBMediaOffice) January 22, 2021

Maamulka Dubai ee dalka Imaaraatiga ayaa soo rogay sharuuc cusub oo looga hortagayo faafida cudurka Covid19 oo dalkaasi kusoo laba-kacleeyey,xafladaha iyo aroosyada ayaa la sheegay inaysan ka qeyb geli karin dad ka badan 10 qof.

To ensure public health and reinforce safety measures, @Dubai_DED and @DubaiSC directs the fitness centres and gyms to increase the physical distancing between the sports equipment and trainees from 2m to 3m. pic.twitter.com/ATTjqxPqD1

— Dubai Media Office (@DXBMediaOffice) January 22, 2021

xafladaha iyo aroosyada ayaa la sheegay inaysan ka qeyb geli karin dad ka badan 10 qof.

Waxaa sidoo kale sharuuc cusub la duldhigay goobaha ay dadka isugu yimaadaan sida Makhaayadaha iyo goobaha sportiga lagu ciyaaro.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this