Sign in to follow this  
Deeq A.

TACSI : – Allaah ha u naxariistee Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur ( Carabduur ) oo caawa ku geeriyooday Garoowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Waxaa Allaah ha u naxariistee caawa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ku geeriyooday Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur ( Suldaan Carabduur)

Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur ayaa ka mid ahaa Isimada Asaasiga ah ee tiirka birta ah u dhigay dhismaha, Nabadgalyada iyo Horumarka Dawlada Goboleedka Somaaliyeed ee Puntland.

Maamulka iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Puntlandi waxay Tacsi u diraysaa dhamaan shacbiga Somaaliyeed, gaar ahaan midka Puntland iyo Qoyskii iyo Ehelkii uu ka baxay Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur ( Carabduur )

The post TACSI : – Allaah ha u naxariistee Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur ( Carabduur ) oo caawa ku geeriyooday Garoowe. appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this