Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo soo saartay amar la xiriira lacagta shilin Soomaaliga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa joojisay lacagta Shilin Soomaaliga ee isaga gooshta gobollada dalka.

Qoraal uu soo saaray wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntand Cabdi Warsame Ibraahim ayaa lagu furay mas’uuliyiinta baraha kastamyada iyo taliska ilaalada canshuuraha, in aysan gobollada u kala gudbi karin gaadiid wada lacagta Shilin Soomaaliga ah.

Sidoo kale waxaa wareegtada lagu sheegay in ganacstada qul-qulka lacagta Shilin Soomaaliga u istacmaalaan Bangiga dowladda oo shaqadaas fududeynaya.

Halkan hoose ka aqriso:-

FB_IMG_16112199298948374.jpg?resize=720%

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this