Sign in to follow this  
Deeq A.

Trump oo Aqalka Cad Banneeyey, Taagerayaashiisana u Sheegay inuu Soo Noqonayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Mareykanka Trump ayaa banneeyey aqalka cad saacado uun ka hor caaleemo saarka madaxweynaha la doortay John Biden.

Mr. Trump oo hadlayey kahor inta aanu diyaaradda fuulin ayaa sheegay in qaab uun uu kusoo laaban doono, mise sharaxin qabka iyo waqtiga.

Madaxweyne Trump ayaa diiday inuu goobjoog ka ahaado caleemo saarka iyo dhaartinta John Biden isaga oo ku doodaya in aanu goobjoog ka noqoneyn sharci darro.

Saacado gudaheed waxaa xarunta aqalka cad lagu qabanayaa xaflad ay kazoo qeyb galayaan madaxdii hore ee Mareykanka sida Obama iyo Bush iyo mas’uuliyiin kale taas oo lagu dhaarin doono Biden.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this