Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo Baran gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi isugu jira Labada Gole ee Dowlada Oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdirshiid Yuusuf Jabril ayaa gaaray Degmada Baran.

Wafdiga ayaa hordhac waxay u yihiin Booqashada Madaxweynuhu ku tagayo halkaas sida laga soo xigtay Saraakiil Sare.

Wasiirka Amniga Mudane Cabdisamad Galan ayaa isna kamida Wafdiga, waxaana si diiran ugusoo dhaweeyey halkaas Masuuliyiinta Gobolka iyo Qaybaha Buldhada Reer Baran.

7AC925E9-78FB-45CC-B14D-9CF4B85ED0DB-800 93185F46-E803-4150-9BEE-5D24E51988E2-800 B98D9FF0-24AE-4061-9A85-A7A6AE3F3ED3-495 D85FAF49-2C23-4203-A9C7-7CED44812592-696

The post Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo Baran gaaray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this