Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha  waddada laamiga ah ee isku xirta isgoysyada afarta darjiino iyo Manabolyo, halkaas oo ay ka socoto dayactir xoogan.

Dhismaha waddadaan ayaa in mudaa socotay, iyadoo uu gaba-gabo ku dhowyahay dhismaheeda.

Dhismha waddadaan ayaa waxaa daba socda bulaacado laga dhisayo waddada dhinacyadeeda.

Maalmulka gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in ay dhisaan waddooyin badan oo ka tirsan gobolka Banaadir iyo dib u dayactir lagu sameeyay waddooyin badan oo bur-bursanaa.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

140421407_2792625780976163_5352009417409 140363250_2792625757642832_4994740453399140930881_2792625734309501_7928859382346 140298201_2792625687642839_6501039940831 140561543_2792625574309517_1249168947773 139884003_2792625530976188_7801054272761

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this