Deeq A. Posted January 19, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta isgoysyada afarta darjiino iyo Manabolyo, halkaas oo ay ka socoto dayactir xoogan. Dhismaha waddadaan ayaa in mudaa socotay, iyadoo uu gaba-gabo ku dhowyahay dhismaheeda. Dhismha waddadaan ayaa waxaa daba socda bulaacado laga dhisayo waddada dhinacyadeeda. Maalmulka gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in ay dhisaan waddooyin badan oo ka tirsan gobolka Banaadir iyo dib u dayactir lagu sameeyay waddooyin badan oo bur-bursanaa. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites