Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo la kulmay waxgaradka Qardho + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka Karkaar.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka, gaar ahaan nabadgelyada, horumarka iyo deegaanka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

140077314_1097236374023215_7204276519069659219_o 140223282_1097236230689896_621169397392074555_o 140675753_1097236497356536_1060332359775846724_o Deni

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this