Sign in to follow this  
Deeq A.

Baanka dhexe Somaliland Oo Shaqaale Rasmi Ah Ka Dhigay Gabadh yar oo Tacadiyo xagga shaqada ah loo geystay

Recommended Posts

Deeq A.   
Baanka dhexe Somaliland Oo Shaqaale Rasmi Ah Ka Dhigay Gabadh yar oo Tacadiyo xagga shaqada ah loo geystay
Madaxda Sare ee Baanka Dhexe ee JSL, markii ay arkeen muuqaalka lagu baahiyay barraha bulshadda ee ku saabsan gabadha yar ee gacanta ku xidhan calanka JSL, taas oo ay muuqatay ku xadgudub xuquuqiyaadka aasaasiga ah ee gabadha yar, isla markaana ay arkeen duruufaha ku gadaaman qoyska gabadha yar;
Waxaa uu Guddoomiyaha Baanku Go’aamiyay in gabadhaas yar laga shaqaalaysiiyo Baanka Dhexe ee JSL.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this