Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho & Safiirka Qatar?

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar ee Soomaaliya.

Labada Mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen horumarinta mashaariicda dowladda Qatar ka wado Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Banaadir iyo sidii loo dar-dargelin lahaa mashaariicda kala duwan ee dowlada Qatar ka hirgelineyso caasimadda.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah ku-xigeenada Guddoomiyaha gobolka Banaadir, waxaana uu ku soo idlaaday jawi is afgarad ah.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

139576340_2790708521167889_8364661690357 139608286_2790708564501218_8379246035118 139619499_2790708437834564_4542594474767 139641466_2790708797834528_6813320406556 139726591_2790708471167894_8545887714651 139799582_2790708701167871_2134451866001

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this