Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Xudur + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, isagoo socdaalkiisa uu yahay ka jawaabidda baahiyaha haysta bulshada ku nool Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Mudane C/casiis Maxamed Axmed iyo wafdiga la socday ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana inta uu joogo ay la kulmi doonaan Maamulka iyo qeybaha bulshada magaalada Xudur ku nool.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

138903280_3766702093381598_7742318692155 139066250_3766702063381601_4551712219946 139076470_3766702160048258_6722761078158 139571589_3766702233381584_3617409972102 139571589_3766702260048248_3325121135681 139610763_743095622993744_89860865234600 139649919_3766702143381593_5590363414638

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this