Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota dhamaan reer Xaaji Axmed Qulunbe

Recommended Posts

Deeq A.   

tacsi.jpg

Dhamaan hawlwadeenada iyo maamulka guud ee shabakada Qarannews waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Xaaji Axmed Qulunbe meel kasta oo ay dunida ka joogaanba, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida naxsinta lahayd ee ku timid hooyadood oo ku geeriyootay magaalada London ee cariga Ingriiska.

Waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu marxuumada uu janadii Fardawsa ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan uu inaga siiyo

Aamiiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this