Sign in to follow this  
Deeq A.

James Swan oo iskudayay inuu badbaadiyo Doorashada Iminkana ku sugan Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Beesha Caalamku waxay hoosta ka xariiqeen dhowr jeer ineysan aqbalayn Doorasho koox gaara wadato, loona baahan yahay in Beelweynta Soomaaliyeed ay isugu yimaadaan Doorasho loo dhanyahay oo ku bilaabaya kalsooni.

Ergayga Gaarka ah ee QM James Swan wuxuu maanta safar ku kala bixiyey Baydhabo halkaasoo uu kula hadli doono Masuuliyiinta Koonfur Galbeed, dabcan waxaa lagawada hadlayaa Doorashada.

Sida ay Ilo Dublamaasiyadeed u sheegeen Puntlandi.com wuxuu James Sean ka codsanayaa Madaxweyne Laftagareen in uu ka Odoyeeyo labada dhinac, maadaama Madaxweyne Qoorqoor nabadeyntiidii ay socon wayday.

Laftagareen Ayaa loo arkaa mid ay labada dhinacba waxka maqli karaan Xiligaan haduu isugu dayo si kaduwan qaabkii Qoorqoor.

Wixii kasoo kordha Baydhabo kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com Baydhabo

The post James Swan oo iskudayay inuu badbaadiyo Doorashada Iminkana ku sugan Baydhabo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this