Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad Shacab ah oo sano qabiil loogu dilay Balambale

Recommended Posts

Deeq A.   

Deegaan ka tirsan Balambale oo hoostagta Gobolka Galgaduud ayaa maanta shan Qof lagu dilay kadib markii dablay hubaysan ay Rasaas huwiyeen Guriga ay deganaayeen Dadka la’laayay.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo ka hadlay dhacdadaan ayaa sheegay in Dilku uu ahaa Aano qabiil.

Bishii hore ee Decembar ayaa Saraakiil Ciidan lagu laayay Gobolka Galgaduud Ø, Dilka Galabta dhacayna wuxuu daba socdaa Dilkaas sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falaagle.

Gobolka Galgaduud waxaa badanaa ka dhaca Dilal qorshaysan oo ku salaysan Aano qabiil marka loo eego Gobolada kale ee Dalka.

Puntlandi.com Gaalkacyo 

The post Dad Shacab ah oo sano qabiil loogu dilay Balambale appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this