Deeq A. Posted January 13, 2021 Innaa lilaahi wa innaa ilayhu Raajucuun Waxaa Halkaan Tacsi aan uga diraynaa Walaasheed Batuulo Maxamed Cali Ilweyn iyo Caruurteeda Geerida ku timid Illaahay ha u naxariistee Cabdirsaaq Xirsi Xareed. Waxaan Illaahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Imaan ka siiyo Dhamaantood, Marxuumkana janadii Fardowsa ka waraabiyo. Amiiiiin Aaaaamiin Aaaamiiin Aaamiiin The post Tacsi:- Marxuum Cabdirsaaq Xirsi Xareed appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites