Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi:- Marxuum Cabdirsaaq Xirsi Xareed

Recommended Posts

Deeq A.   

Innaa lilaahi wa innaa ilayhu Raajucuun

Waxaa Halkaan Tacsi aan uga diraynaa Walaasheed Batuulo Maxamed Cali Ilweyn iyo Caruurteeda Geerida ku timid Illaahay ha u naxariistee Cabdirsaaq Xirsi Xareed.

Waxaan Illaahay uga baryaynaa inuu Samir iyo Imaan ka siiyo Dhamaantood, Marxuumkana janadii Fardowsa ka waraabiyo.
Amiiiiin Aaaaamiin Aaaamiiin Aaamiiin

The post Tacsi:- Marxuum Cabdirsaaq Xirsi Xareed appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this