Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Trump Oo Laga Mamnuucay Youtube

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Shirkadda Youtube ayaa hawada kasaartay bartii uu Donald Trump Madaxweynaha Maraykanka ku lahaa Youtube.

Go’aankan ayaa daba socda xakameynta hadalada kicinta shacabka ah oo uu wado Donald Trump oo 7 maalmood kadib xilka ka degaya, waxaana hore go’aankan mid lamid looga xidhay Trump bartii uu ku lahaa Twitter, Facebook, Snapchat iyo Instagram.

Weerarkii toddobaadkii hore ay taageerayaasha Trump ku qaadeen xarunta Baarlamaanka Maraykanka oo ay ku dhinteen 5 qof ayaa lagu eedeeyey Madaxweynaha doorashada looga guuleystay inuu taageerayashiisa ka codsaday inay xoog ku galaan xarunta Baarlamaanka xiligii ay socotay ansixinta natiijada doorashada.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this