Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Musharixiinta oo Beesha Caalamka u diray Qorshe cusub oo Doorashada lagu gali Karo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal laba bog ah oo Midowga Musharixiintu u gudbiyeen Saaxiibada Soomaaliya ee loogu yeero Beesha Caalamka ayay ku xuseen in Doorashada lagu badbaadin karo in Miis la isugu keeno kuwa ay talada Dalku ga go’do.

Qoraalka waxay Musharixiintu kusoo jeediyeen in lagama maarmaan ay tahay in Madaxda Dalka iyo Musharixiintu isu yimaadaan si Doorashadu ugu dhacdo Wakhtigeeda, waxayna hoosta ka xariiqeen in la sameeyo Gudi Doorasho oo laguwadaa kalsoonaan karo.

Musharixiintu waxay soo jeediyeen in Doorashada maadaama wakhtigeedii la dhaafay in Caasimadaha Maamul Goboleedyada ay ka dhacdo, Heshiiskii Sebtembar ee Muqdisho halkuu ka oranayay labada Magaalo Maamul Walbaa waa in Doorashadu ka dhacdaa.

Waakan hoose Qoraalkii oo Af Ingiriis ah

8680940E-96E4-4CC5-9113-D6F93A348D5F-304 58F73BD0-012B-4423-A865-2E334E7C6796-341

The post Midowga Musharixiinta oo Beesha Caalamka u diray Qorshe cusub oo Doorashada lagu gali Karo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this