Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maamulka G/Banaadir oo shir ka yeeshay arrimaha maaliyadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee  gobolka Banaadir ahna ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Mudane Cabdiqaadir Maxamed Maxamud (Caana Boore) ayaa shir gudoomiyay kulan ujeedkiisu ahaa soo bandhigida dib u habeynta iyo howlgalinta nidaamka casriga ah ee uu ku shaqeyn doono qeybta maamulka iyo Maaliyadda.

Shirkan ayaa inta uu socday waxaa goobta lagu soo bandhigay habraacyo ka turjumaayo nidaamkan casriga ah ee lagu shaqeyn doono iyo sidii loo fududeyn lahaa dhaqangalintiisa.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

138426001_2787902674781807_7370631895691456531_n 138537381_2787902388115169_4421269777041017582_n 138564930_2787902414781833_1205866437954500370_n 138709187_2787902441448497_3696139160939828314_n 138893529_2787902534781821_7931021860567998732_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this