Deeq A. Posted January 10, 2021 Tafaftirayaasha Hiiraan Online waxy si wadajir ah isugu raaceen in wasiir Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ay noqotay Shakhsiga Sanadka 2020 ee Hiiraan Online. Waana markii ugu horreysay ee Hiiraan Online iyo Amiin Arts ay sida wada-jir ah ugu doortaan Dr. Fawsiya Abiikar in ay noqoto shaqsiga sannadka ee 2020. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites