Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Madaxda Puntland oo shir ka leh sicir bararka ka jira maamulkaasi

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.

Kulanka oo uu  Madaxweynaha ku weheliyo Madaxweyne  Ku-Xigeenka maamulkaasi Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa ka qeybgalay Madaxweynihii hore Senator Cabdiraxmaan Faroole, Masuuliyiinta Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha, Maaliyadda, Ganacsiga iyo Qorsheynta, Bangiga Dowladda, Wasiiradii hore ee Maaliyadda Faarax Cali Shire iyo Cabdullaahi Shiikh.

Sidoo kale waxaa kulanka waxaa ka qeybgalay Khuburo ku xeeldheer arrimaha dhaqaalaha, La taliyeyaal Madaxweyne , Saraakiil Madaxtooyo, Taliska Ciidamada Booliska, Maamulka Gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo qaar ka mid ah madaxda Jaamacadaha Puntland.

Halkan hoos ka daawo sawirrada:-

137710275_1092049904541862_8069926383453006543_o 137310750_1092049611208558_5690801296727401_o 137523897_1092048747875311_6084211085483295813_o 137527866_1092048884541964_8755244314582207337_o 137705112_1092048824541970_8005921197036290363_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this