Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal khasaare gaystay oo dhex maray Soomaalida iyo Booranta Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Sida ay xaqiijiyeen laamaha Amniga Kenya ilaa 7 ruux ayaa ku dhintay dagaalkan oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaannada Isiyeelow iyo Gaarisa.

Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay inay xaaladda ka xuntahay sida loo malaynayo, ayagoo ku baaqey inay dowlada soo kala dhexgasho labada qowmiyadood.

Maamulka gobolka ayaa sheegay in ay siweyn isugu howlanayaan daminta colaadan oo muddo dheerba soo jiimateysay, hasse ahaateen marnaba aan laga maarmin in dowladdu arintan soo faragaliso.

PUNTLAND POST

The post Dagaal khasaare gaystay oo dhex maray Soomaalida iyo Booranta Kenya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this