Sign in to follow this  
Deeq A.

A/Madoobe oo ku baaqay in wada-hadal lagu dhameeyo khilaafka dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galaya Munaasabada Sanad guurada labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in khilaafka ka taagan Arimaha Doorashooyinka ay sal u tahay arinta Gobolka Gedo waxaana uu kugu baaqay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah inuu la yimaado aragti Caafimaad qabta oo lagu xalin karo Xaalada halkaas ka jirta

Axmed Madoobe ayaa intaas ku daray in sharafta Madaxweynaha iyo maqaamka uu joogo ay ka hoosayso in uu isku dhajiyo Gobolka Gedo iyadoo ay muhiim tahay in gacanta Jubaland lagu soo celiyo Gobolkaas si ay uga dhaqan gasho Doorasho ay Masuul ka tahay Jubaland.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Jubaland ay ka go’an tahay in doorashada dalka ay ku dhacdo jawi wanaagsan dhamaan dhinacyaduna ay tahay in wax walba lagu xaliyo wada hadal si Doorasho la isku raacsan yahay ay dalka uga dhacdo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

136704716_1950635808410644_8077228005416
137223672_1950636368410588_8552048062644
137316659_1950636598410565_1086312772256
137205754_1950636105077281_2253213931472
+16
<img class="j1lvzwm4" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class="j1lvzwm4" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class="j1lvzwm4" src="data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
260Abdiweli Sulub Adem and 259 others
59 comments
43 shares
Like
Comment
Share

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this