Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Twitter oo si rasmiya u xirtay Cinwankii Donald Trump

Recommended Posts

Deeq A.   
2-8.jpg?resize=696%2C1318&ssl=1

Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynaha  Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump

Shirkadu waxay sheegtay in uu Trump ku xadgudbay sharciyada iyo nidaamka badqabka ee u yaala Twitter.

Barta Donald Trump ayaa waxaa ku xirnaa 88.7 malyuun oo qof .

Arintan ayaa ka dhigan Trump aanu isticmaali doonin Twitter oo uu aad u jeclaa kuna qori jiray wararka uu rabo in ay saaxafaddu qaadato.

PUNTLAND POST

The post Shirkadda Twitter oo si rasmiya u xirtay Cinwankii Donald Trump appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this