Deeq A. Posted January 7, 2021 Congress-ka Mareykanka ayaa goordhow waxaa uu guusha siiyey madaxweynaha la doortay Joe Biden kadib markii uu fariistay. Labada aqal ee Mareykanka ayaa diiday in codadka electoral votes-ka ee Biden laga jaro kuwa Georgia iyo Pennsylvania, taasi oo keentay laga adkaado Trump.. Haweeney ayaa ku dhimatay weerar ay taagerayaasha Trump kusoo qaadeen aqalka Congress-ka taasi oo markii dambe ciidamada amniga kala ceyriyeen. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites