Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Qarsoodi ah oo u socda Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo RW Rooble, Xogtii ay Puntlandi.com qoreen Shalay oo bilaabatay

Recommended Posts

Deeq A.   

Villa Soomaaliya waxaa iminka ka socda kulan u dhexeeya Raysal wasaare Rooble iyo Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Warbaahinta Puntlandi.com oo soo xiganayso ilo Dublamaasiyadeed ayaa maalin ka hor daabacay in Villa Soomaaliya ay Qorsheynayaan iney qabtaan Doorasho ay banaanka ka taagan yihiin Musharixiinta ugu cadcad qaarkood, halka qaarna ay Villa Soomaaliya xodxodosho ugu jiraan iney Doorashada u camiraan Madaxweyne Farmaajo taas badalkeedana loo samaynayo balanqaadyo dhaqaale iyo jagooyin.

Kulanka hada kasocda Villads wuxuu u gogol xaaraysa in la isu keeno Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Madaxweyne Farmaajo.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur xubin kama ahan Midowga Musharixiinta laakiin wuxuu ahaa Siyaasiga kowaad ee kasoo horjeeda Siyaasada Madaxweyne Farmaajo.

Wixii kulankaas kasoo kordha kala soco Puntlandi.con

Puntlandi.com Garowe

The post Kulan Qarsoodi ah oo u socda Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo RW Rooble, Xogtii ay Puntlandi.com qoreen Shalay oo bilaabatay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this